Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed oo u dhoofay dalka Sudan

March 18, 2012 - Written by


Muqdisho:-
Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta duhurnimadii ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aden cadde ee magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka Sudan.

Madaxweynaha DFKM Shariif  Sheekh Ahmed ayaa casumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Sudan Jen Cumar Xasan Al-Bashiir waxaana uu ku sugnaan doonaa dalka Sudan maalmo dhowr ah isaga oo uga sii gudbi doona dalka Jabuuti.

Dowlada Sudan ayaa waxay u balan qaaday DFKM in ay tababar kala duwan ay siin doonta ciidanka Booliska ee DFKM iyo dhaqaalada kala duwan ee ka shaqeeya wasaaradaha DFKM .Labada Madaxweyne ayaa waxay ka hadli doonaan xaalada cakiran ee dalka Soomaaliya.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online