Xildhibaanada Baarlamaanka Garabka Madoobe Nuunow oo soo saaray warsaxaafadeed
March 18, 2012 - Written byMuqdisho:-Xildhibaanada Baarlamaanka Garabka Madoobe Nuunow oo ayaa Sheegay in ay Bisha April ee inagau soo aadan ay dooran doonaan Madaxweyne Cusub.Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta xafiiska Madoobe Nuunow Maxamed oo ay 4-tii January Guddoomiye u doorteen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa waxaa looga hadlay arimo kala duwan gaar ahaan doorashada Madaxweyne cusub.
Hoos ka akhri warsaxaafadeedka ka soo baxay maanta Xafiiska Madoobe Nuunow Maxamed .
A/Cawale
Halgan.net