
(April 16, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta Villa Soomaaliya ku soo dhaweeyay wafdi ka socday dalalka Nederland iyo Sweden si uu uga gudoomo warqad

(April 16, 2013)
Boorame:-Waxaa dhawaan ka bilaaban doonta magaalada Boorame Nadwo cilimiyeed diini waxaana isku soo dubariday nadwadaas ururka badbaadada dhalinyarada ee lagu magacaabo Badbaado kana hawl gala magaala

(April 16, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday midowga Yurub kaasoo ay hogaamineysay agaasimaha Bariga iyo Koofurta Afrika ee mid

(April 16, 2013)
Hargeysa:- Waxaa maalmihii la soo dhaafay ka socday Masjidka Cali Mataan ee ku yaal Badhtamaha magaalada Hargeysa nadwo cilmiyeed diini ah oo ay ka qayb galayeen culimo iyo ducaad kale duwan, Nadwo

(April 16, 2013)
Boosaaso:-Aqoon isweydaarsi ku aadan nabadeynta iyo xallinta khilaafaadka ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee xarunta Rugta Ganacsiga iyo Warshedaha Puntland ee Boosaaso, aqoon isweydaarsigan o Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo cambaareeyay qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Boston
(April 16, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Boston ee cariga dalka Mareykanka qaraxyadaas ayaa waxaa ku dhintay ilaa 3 qof waxaana ku dha

(April 16, 2013)
Boosaaso:-Saraakiisha ciidanka dowllada Puntlland ee aagga Galgala ayaa beeniyey in wax dagaal ah oo u dhexeeya ciidanka ururka Al-shabaab iyo ciidanka daraawiishta Puntlland uu ka dhacay Buuraha Goli
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|