Madaxweynaha DFS iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray caawa magaalada Addis Ababa
(May 23, 2013)
Addis Ababa:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa caawa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaana uu ka qeyb gali doonaaa munaasabad lagu xusayo 50 g Ciidamo ka socda dowlada Sierra Leone oo gaaray degmada Dhoobley
(May 23, 2013)
Afmadow:-Ciidamo ka tirsan dowlada Sierra Leone ayaa gaaray maanta Degmada Dhoobley ee gobalka J/hoose waxaana lagu sheegay tiradooda in ay gaarayaan ilaa 100 askari kuwaas oo hordhac u ah 850 oo as

(May 23, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay xaflad lagu xusayey 50 guurada Midowga Afrika. Xafladan ayaa waxaa sidoo kale ka soo

(May 23, 2013)
Garoowe:-Waxaa shalay la keenay Maxkamadda Darajada Koowaad ee magaalada Garoowe gacan ku dhiiglayaashii dilay Alle ha u naxariistee Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax. waxaana tirada guud ee loo heysto dilk Saraakiil ka socda Hay’adda ICRC oo gaaray magaalada Kismaayo
(May 23, 2013)
Kismaayo:-Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose Saraakiil ka socda Hay’adda Laan qeybta Cas ee ICRC , wafdigaan ka socda Hay’adda ICRC ayaa markii ay gaareen magaa

(May 23, 2013)
London:-Booliska Britain ayaa toogasho ku dhaawacay labo nin isbitaal ayayna ku xiran yihiin iyadoo midkood ay xaaladdiisu aad u liidato kaddib markii ay raggaasi weerarka ku qaadeen askariga milateri Magaalada Gaarisa oo xalay lagu dilay 2 qof oo rayid ah.
(May 23, 2013)
Gaarisa:-Dabley Bastoolado ku hubeysan ayaa bartamaha magaalada Gaarisa waxay ku dileen 2 qof, iyadoona goobta falku ka dhacay ayan ka fogeyn xafiisyada dowladda ee magaalada Gaarisa. Ilaa iyo ha
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|