Wafdi ka socda QM oo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeellaha Dhexe.

August 20, 2013 - Written by Editor

QmJowhar:-Wafdi uu hoggaaminayo isku duwaha arrimaha bini’aadannimo ee Qaramada Midoobay Philippe Lazzarini ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Wafdiga Qaramada Midoobay ee gaaray magaalada Jowhar ayaa waxaa halkaas ku soo dhaweeyey gudoomiyaha gobalka Shabeellaha Dhexe,saraakiil ka tirsan ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM. Philippe Lazzarini oo ah isku duwaha arrimaha bini’aadannimo ee Qaramada Midoobay ayaa warbaahinta ka sheegay ujeedada socdaalkiisa waxaana uu sheegay in uu Jowhar u yimid in uu u kuurgalo xaalada bini’aadannimo ee ka jirta gobolka Shabeellaha Dhexe

Wafdiga ka socda QM ayaa waxaa socdaalkooda ku weheliyey hay’addo dhowr ah oo ay ka mid yihiin UNICEF,UNDP, UNOCHA iyo SOS.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online