
(October 7, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta xarig laga jaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari wadada Daaru salaam oo ah wado la saari doono laami taas oo isku xiri doonta suuqa weyn ee magaalada iyo dekeda weyn

(October 7, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Abu Sheyba ayaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyey masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ,Sheekh Maxamuud Abu Sheyba ayaa socdaal dacwo ku soo gaaray

(October 7, 2013)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose. Sheekh Ahmed Madoobe ay

(October 7, 2013)
London:-Warbixin qoraal ah oo lagu soo daabacay shalay Wargeyska The Telegraph ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkii ay ciidanka Maraykanka ay ku qaadeen degmada Baraawe in lagu dilay saraakiil ka tirs

(October 7, 2013)
Nairobi:-Ciidanka Booliska ee dalka Kenya ayaa maanta waxaa ay soo bandhigeen sawirro iyo magacyo labo dhalinyaro ah oo ay ku sheegeen in ay ka qayb qaateen weerarka ka dhacay xarunta ganacsiga ee Wes
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|