
(October 30, 2013)
Yemen :-War uu caawa na soo gaarsiiyey mid ka mid ah ducaada ku dhaqan Yemen ayaa sheegaya in kooxaha xuutiyiinta ee Shiicada ay caawa Sawaariikh ku soo duqeeyeen Degmada Damaaj gaar ahaan deegaanad

(October 30, 2013)
Ciidanka nabadsugida ee DFS ayaa maanta waxaa ay qabteen Taliyihii hore ee ciidamada Asluubta DFS Sareeye Guuto Cabdi Maxamed Ismail , Taliyaha ayaa waxaa laga soo qabtay Xaafada Madiina isagoo hora

(October 30, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Sheekh Maxamed Faroole ayaa galabta kulan kula qaatay xarunta Madaxtoyada Puntland ee Garowe wafdi ka kooban Midowga Yurub, Bangiga Adduunka

(October 30, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa tacsi Qaran u diray qoyska, ehelada, qaraabada iyo shacabiweynaha Soomaaliyeed geerid

(October 30, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta lagu wareejiyey Taliska Ciidanka Booliska Puntland qalabka Isgaarsiinta ah oo ay ku wada xiriiraan ciidanka Puntland, qalabkaan is gaarsiinta ah ayaa waxaa taliska ciidanka ku wa Ra’iisul Wasaaraha oo u kuurgalay koboca dhaqaale ee Bankiga dhexe iyo Dekadda
(October 30, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta kormeeray koboc iyo horumarada dhaqaale ee Bankiga dhexe iyo Dekedda Muqdisho, waxaana kormee

(October 30, 2013)
Muqdisho, 30 October 2013 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa maanta ku soo laabtay Muqdisho ka dib safar hal maalin ah oo uu
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|