Madaxweyne ku xigeenka Puntlland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo gaaray Taleex
(October 22, 2013)
Taleex:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Puntlland Gen. Cabdisamad Cali Shire ayaa waxaa uu safar ku gaareen magaalada Taariikhiga ah ee Taleex ee gobolka Sool wafdiga madaxweyne ku xigeenk
Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo soo gaaray magaalada Kismaayo
(October 22, 2013)
Kismaayo:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD,  Midowga Afrika, Midowga Yurub, waxaana wafdiga ku soo dhaweeyey garoonka diyaarad
Ciidanka Booliska Boosaso oo qabtay dablaydii dhaca ka geystay Suuqa Dahabka Boosaaso.[Masawiro]
(October 22, 2013)
Boosaaso:-Ciidanka Booliska ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa saaka waxaa ay ku soo bandhigeen Saldhiga Bartamaha ee Boosaaso labo dhalinyaro ah oo fal burcadnimo shalay ka geystay Su
Madaxweynaha DFS Waa in sharciga la horkeeno cidii isku daydey inay disho wariye Timocadde
(October 22, 2013)
Muqdisho, 22 October 2013 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyey falkii isku dayga dilka ee loo geystay Wariye Maxamed Maxamud Tima
Wariye Maxamed Maxamuud Tima-Cadde oo lagu dhaawacay Muqdisho[Masawiro]
(October 22, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in saaka lagu dhaawacay degmada Wadajir ee gobalka Banaadir wariye ka tirsan TV. Universal gaar ahaan xaruntiisa Muqdisho. Wariyaha
Isku soo bax Roob doon ah oo ka dhacay magaalada Garoowe[Masawiro]
(October 21, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta ka dhacay Magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal isku soo bax Roob doon ah,  oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe waxaana isku soo ba
Dowlada Federaalka iyo Maamulka Jubba oo heshiis ku wada gaaray Kismaayo (Daawo)
(October 21, 2013)
Kismaayo:-Shir ay isigu yimaadeen Madaxda Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka KMG ee Jubba ayaa waxaa lagu gaaray heshiis waxaan lagu heshiiyey in shirka  dib u heshiisiinta  ee gobala
Ragii fuliyey Weerarkii Westgate oo Diyaarad helicopter ka soo raacay Dhadhaab
(October 21, 2013)
Nairobi:-Wargeys standard oo ka soo baxa dalka Kenya ayaa markii ay taarikhdu ahayd 19/10/2013 waxaa uu soo daabacay qoraal dheer oo uu ku sheegay in dableydii weerarka ku qaaday Dhismaha xarunta Gana
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka sameeyey Degmada Kaxda
(October 21, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgalo culus ka sameeyey  degmada Kaxda oo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir waxaana ay ciidamada gacanta ku dhigeen  dhalinyaro lagu eedeey
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Jen Cabdismed Cali Shire oo ku sii jeeda Degmada Taleex
(October 21, 2013)
Taleex:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe Ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya  in Madaxweyne Ku Xigeenka dowlada Puntland Jen Cabdisamad Cali Shire iyo Wafti uu horkacyo ay u Ambabaxee

« Previous PageNext Page »