
(March 14, 2014)
Boosaaso:-Sh.Daahir Aw Cabdi oo ka mid ah Culimada waaweyn ee dalka Soomaaliya aadna loogu xasuusto Masjidkii Ceel hindi ee magaalada Muqdisho ayaa maanta khudbadii Jimacaha waxaa uu ka jeediye Masjid Khudbadii Jimce ee Masjidka Abuubakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal.[Daawo]
(March 14, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee maanta uu ka jeediyey Sheekh Umal Masjidka Abuubakar Ass-diiq ee magaalada Nairobi , Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu khudbada uga hadla

(March 14, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana maanta jeediyey Sh.Yuusuf Aaden Allaha dhowree waxaana uu Sheekhu khudbadiisa uga hadlay dar

(March 14, 2014)
Boosaaso:-Waxaa maanta magaalada Boosaaso ugu soo dhamaaday Qoraa C/fitaax Cajab tababarro ku saabsan Hormarinta dadka (التنمية البشرية), Tababarradaas oo laba toddobaad socday ayaa waxa Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho.
(March 14, 2014)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh.Axmed ayaa dib ugu soo noqday dalka kadib markii uu shalay uga qaybgalay magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia shirweynaha 25-AAD ee a

(March 14, 2014)
Gaalkacyo:-Taliyaha ciidanka booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya Gen.C/xakiin Daahir Saacid ayaa saaka soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug isagoo ka soo degay garoonka diyaarad

(March 14, 2014)
Jabuuti:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta booqday dhismayaal badan oo caalami ah kuna yaalla dalka Djibouti , waxaana dhismayaashaas gacanta ku haya Shirkado

(March 14, 2014)
Buulo-burte:-Saraakiisha ciidanka DFS ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay ku wajahan yihiin Degmooyinka Maxaas iyo Jalalaqsi halkaas oo ay gacanta ku hayaan kooxda Al-Shabaab ee shalay laga soo saar
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|