Afhayeenka Maamulka Jubba kuwii diley Ugaas Haafow waa Al-Shabaab waana haynaa.[Dhagayso]
(March 26, 2014)
Kismaayo:-Afhayeenka maamulka Jubba Cabdinaasir Seeraar Maax oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC qaybta Afka Soomaaliga ayaa waxaa uu sheegay in ciidanka maamulka KMG ee Jubba ay qabteen labo dhal
S/land oo ka jawaabtay eedeyn uga timid Madaxda Puntland
(March 26, 2014)
Hargeysa:- Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha gudaha S/land Cismaan Garaad Soofe ayaa waxaa uu jawaab ka bixiyey eedayn kulul oo madaxda Puntand ay u soo jeedisay S/land iyagoo ku eedeeyey in maam
Hagaajinta Guryaha Sheikh Mohamed Idiris Axmed.(Daawo)
(March 26, 2014)
Nashville:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro uu jeediyey Sh.Maxamed Idirs Axmed Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu muxaadaradiisa uga hadlay (Hagaajinta Guryaha).Hagaajinta Guryaha ayaa ah asaaska M
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ku celiyey in Somaliland ay taageerto Al-Shabaab (Dhageyso)
(March 26, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa mar kale ku celiyey in Maamulka Somaliland uu taageero u fidiyo Al-Shabaab wuxuuna intaas ku daray in dowlada Puntland ay
Safaaradda Soomaaliya ee Ankara oo soo dhoweyn u sameysay diblomaasiyiin da’yar oo tababar u jooga Turkiga.[Masawiro]
(March 26, 2014)
Ankara:-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  u qaabilsan Jamhuuriyadda Turkey ambassador  Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman ayaa ku soo dhoweeyay dhismaha Safaaradda Soomaaliya ay ku leedaha
Madaxweynaha Puntland oo Markab Dagaalka ee EU Naval Force kula Kulmay Danjirayaasha EU-ah.[Masawiro]
(March 26, 2014)
Boosaso,Arbaca 26,03,2014  Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Max’ed  Cali Gaas ayaa galabnimadii Arbacada oo taariikhdu ahayd 26,03,2014 waxaa uu kulan gaar ah la qaatay danjirayaal ka tir
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Ceelbuur
(March 26, 2014)
Ceelbuur:- Ciidanada DFS iyo kuwa Itoobiya ee dhawaan ku biiray AMISOM ayaa la wareegeen gacan ku heynta degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ka dib dagaal culus oo ka dhacay duleedka Ceelbuur waxaan
Madaxweynaha DFS oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedkii Jaamacada Carabta (Daawo)
(March 26, 2014)
Kuwait :-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku khudbad ka jeediyay shir madaxeedkii Jaamacada Carabta ee haatan ka soca dalka dalka Kuwait waxaana uu madaxweynaha ka waramay xaalada Soomaaliy
Ra’iisul Wasaaraha DFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Kampala
(March 26, 2014)
Kampala:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa soo gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Yugandha, waxaana