Sida loola noolaado Qur’aanka Kariimka Sh. Cabdulqaadir Boobe.[Daawo]
(March 29, 2014)
Nairobi:-Sh.Cabdulqaadir Boobe oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa muxaadaro laba qeybood ka kooban oo uu uga hadlay sidda haboon ee qur’aanka lool Madaxweyaha Gal-Mudug oo ku eedeeyay DFS in ay ku fashilantay arrimaha Federaalka iyo Amaanka.[Dhagayso]
(March 29, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug Gen.Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo maanta Shir jaraa'd ku qabtay Xarunta madaxtooyadda Gal-Mudug ee Gaalkacyo ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliy Faah faahin ka soo baxday 3 qof oo Al-shabaab shalay ay ku dileen Degmada Baraawe
(March 29, 2014)
Baraawe:-Wararka naga soo gaaray degmada Baraawe ayaa sheegaya in maalintii shalay ay ururka Al- shabaab ee uu hogaamiyo Axmed Cabdi Godane ay ku dileen ilaa 3 qof oo ay ku eedeeyeen in ay ahaayeen Ja Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe (Dhageyso)
(March 29, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta dib ugu soo laabatay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana uu ka warbixiyey socdaalkii uu ku tagay gobalada Sh.Maxamed Cabdi Umal oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Dhagax-Buur(Masawiro)
(March 29, 2014)
Dhagax-buur:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culumo ah ayaa maanta si weyn loogu so dhaweeyey magaalada Dhagax-Buur waxaana ay dadweynaha ay sheekha uga hortageen duleedka Magaalada . Sheekh Ma Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq Sheekh Aadan sheekh Cali Saalax (Dhageyso)
(March 29, 2014)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sheekh Aadan sheekh Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay alaha dhowre
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|