Faahfaahin Qarax ka dhacay Hoteelka Maka Al-Mukarama ee degmada Hodan

March 15, 2014 - Written by Editor

qaraxMuqdisho:-Qarax  loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa maanta ka dhacay dhabarka dambe ee hoteelka Maka Al-Mukarama ee degmada Hodan ee gobalka Banaadir

Qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay  askari ka mid ah ilaalada hoteelka Maka Al-Mukarama ee degmada Hodan waxaana loo qaaday mid ka mid ah Cisbitaalada Magaalada Muqdisho

Ilaa haatan lama oga cida lagu weeraray gaariga lagu xiray walxaha qarxa kaas oo la dhigay dhabarka dambe ee hoteelka Maka Al-Mukarama  balse wararka qaar ayaa sheegaya in masuuliin ka tirsan DFS ay ku sugnaayeen  hoteelka.

Ciidamo ka tirsan DFS ayaa isla markiiba soo  gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay, iyaga oo xiray dhamaan isku socodka Degmada Hodan waxayna howlgalo ka bilaabeen guryaha ku dhow  hoteelka Maka Al-Mukarama

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online