Maamulka Jubba oo taageeray maamulka 3 Gobol ee Koonfur Galbeed.[Dhagayso]

March 31, 2014 - Written by Editor

SeeraarKismaayo:-Maamulka KMG ee  Jubba ayaa saaka waxaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxaa uu ku soo dhaweeyey doorashada madaxweynaha 3 gobol ee Koonfur galbeed Soomaaliya, oo 27 bishaan lagu doortay magaalada Baydhabo, warsaxafaadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in Maamulka KMG ee Jubba ay taageersan yihiin Madaxweynaha 3 Gobol ee Koonfur Galbeed Mohamed Haaji Cabdi Nuur oo si cadaalada ay u doorteen ergooyinkii ka qayb galay dhismaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Maamulka KMG ee Jubba ayaa waxaa uu hambalyo u diray dhamaan ergooyin kii doortay madaxweynaha cusub ee 3 gobol ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya iyagoo sheegay in dadka degan Koonfur galbeed ee Soomaaliya ay yihiin dad jecel nabada.

Dhinac kale waxaa Maamulka KMG ee Jubba ay soo dhaweeyeen in la hirgeliyo hishiiskii ku dhexmaray maamulka Jubba iyo dowladda federaalka Soomaaliya dalka Itoobiya ayna madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka fogaadaan waxkasta oo keeni kara is faham daro.

Hoos ka dhagayso shirka Jaraa’id ee afhayeenka maamulka Jubba Cabdinaasir Seeraar aax

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/efvgtdt8gk/seeraar1.mp3]  Halkaan ka dhagayso Mp3

Hoos ka eeg warsaxaafadeedka ka soo baxay maamulka KMG ee Jubba

Interim Jubba Administration
Press Release
On Baidoa Conference
March 31, 2014                                                                                                                                                                             Reference IJA13/2014

Interim Jubba Administration warmly welcome the election of the 3 regions new State President of South West of Somalia, His Excellency Mohamed Haji Abdinur, who was elected by a majority of Community delegates at the South West State people’s Conference in Baidoa.

Jubbaland Administration congratulates the people of South West State and the new President elect, on organizing a community-led initiative, adopting a new State Charter and electing a new President on March 27, 2014.

Jubbaland Administration reaffirms its commitment to a peaceful and prosperous South West State people extending a technical support to the newly elected administration. IJA believes that the 3 regions South West State formation process is in compliance with the Provisional Federal Constitution (PFC) of Somalia and calls upon the new President H. E. Mohamed Haji Abdinur to reach out other groups to join him and create more inclusive governance structure.

IJA calls upon Somali Federal Government and the wider international community to take its rightful position and bring all parties in South West State into a collaborative teamwork approach through dialogue and peaceful manner.

Likewise, IJA is pleased to note that the Somali Federal Government is committed to enhance Addis Ababa agreement in acknowledging 3 regions South West State of Somalia and hope to speed up its implementation without further hindrance.

Moreover, Jubbaland encourages communities in the remaining regions of central Somalia to establish States in a similar consultative and open process, in order to complete the Federal Republic of Somalia.

———————————————————- END ————————————————————

Abdinasser Seeraar,

IJA Spokesman

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online