Madaxweynaha DFS oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedkii Jaamacada Carabta (Daawo)

March 26, 2014 - Written by Editor

10Kuwait :-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku khudbad ka jeediyay shir madaxeedkii Jaamacada Carabta ee haatan ka soca dalka dalka Kuwait waxaana uu madaxweynaha ka waramay xaalada Soomaaliya iyo isaga oo taageerada dhaqaale weydiistay madaxada wadamada Carabta ee ka soo qeyb galay shir madaxeedkii Jaamacada Carabta .

Ugu horeyn Madaxweynaha DFS ayaa ka waramay xaalada dalka Soomaaliya iyo guulaha ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM wuxuuna sheegay in guulo laga gaaray dhinaca amniga wuxuuna codsi u jeediyey madaxada Jaamaca Carabta in ay dowladiisa ka taageeraan dhinacyada dhaqaalaha ,siyaasada iyo Amniga.

Shirka wadamada carabta ayaa sanadkan waxaa shir gudoominayay Amiirka dalka Kuwait oo dalkiisa marti galiyey sanadkan shir madaxeedkii Jaamacada Carabta

no images were found

Hoos ka Daawo Khudbada Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online