Madaxweynaha Puntland Cabdi-weli Gaas oo dib ugu soo laabtay Garoowe (Masawiro+Cod)

March 15, 2014 - Written by Editor

15Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr C/weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu horkacayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa maanta  si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Madaxweynaha dowlada Puntland ayaa maanta dib ugu laabtay caasimadda Puntland ee Garowe waxaana halkaas ku soo dhaweeyey madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdi-xakiin C/llaahi Camey masuuliyiinta labada gole ee Dowladda iyo taliyaasha ciidanka Puntland.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa salaan ka qaatay ciidanka daraawiishta iyo , kooxda baanbayda waxaana madaxweynaha uu u gudbay xarunta madaxtooyada Puntland.

no images were found

Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliyey  Wasiirka Qorshaynta Iyo Xiriirka Caalamiga ah Cali Axmed Faatax, Wasiirka Howlaha Guud Cabdi-rashiid Max’ed Xirsi , Madaxa Prortocalk-ka xafiiska madaxweynaha Mukhtar Cabdisalaam.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa ayaa saxaafada uga  warbixiyay safarkii  uu ku tagay dalka Itoobiya iyo Jabuuti wuxuuna sheegay in ay guul ku dhamaatay .

Hoos ka Dhagayso Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo shirjaraa,id ku qabtay magaalada Garoowe

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online