Madaxweynaha Puntland oo booqday dhismayaal ku yaal dalka Jabuuti

March 14, 2014 - Written by Editor

5Jabuuti:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta booqday dhismayaal badan oo caalami ah kuna yaalla dalka Djibouti , waxaana dhismayaashaas gacanta ku haya Shirkado Chines ah .Goobaha uu Madaxweyne Gaas booqday waxaa ka mid ah wadada tareenka Djiouti taasi oo isku xirta dalalka Djibouti, Ethiopia iyo wadamo kaloo Africa ka mid ah.

Wafdiga Madaxweynaha Puntland oo beryihii danbe safar shaqo ah ku jooga Djibouti waxaa magaalada Carta ee dalkaasi maanta casumaad qado sharaf ah ugu sameeyey masuuiyiinta sare ee rugta ganacsiga Djibouti.

no images were found

Booqashada Madaxweyne Gaas uu ku joogo Djibouti waxaa ay qaadatay mudo maalmo ah, waxaana wafdigu ay dib ugu soo laaban doonaan caasimadda Puntland ee Garowe.

Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Puntland.

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online