Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay ku xigeenka Safiirka Germany ee Somalia

March 19, 2014 - Written by Editor

IMG_7036Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta aqalkiisa  ku qaabilay Ku xigeenka Safiirka Dowladda Germany ee Somalia Christian Resch. Ambassador Resch ayaa Madaxweyne Gaas uga mahad celiyay sida diiran ee ugu soo dhoweeyey Puntland. Safiirka iyo Madaxweynaha ayaa si faah-faahsan uga wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu muhiimsan tahay xiriirka Germany iyo Puntland.

Kulanka madaxweynaha iyo safiirka oo qaatay mudo saacado ah ayaa sidoo kale diirada lagu saaray adkaynta xiriirka Puntland iyo Germany, isla markaana ay kaalin lixaad leh uga gaysan lahayd horumarinta  kaabayaasha dhaqaalaha iyo horu marinta arrimaha bulshada.

Dhamaan-
Communications Office
The Puntland Presidency

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online