Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiir ku xigeenka hawlaha guud iyo Gaadiidka

March 19, 2014 - Written by Editor

dujaanaGaroowe:-Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas  ayaa maanta waxaa uu u magcaabay wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiidka oo noqday C/raxmaan Yuusuf Faarax (Dujaana) ka dib wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa ,Wareegtaaan oo ku astaysan Xeer madaxweyne Lr.24 soona baxday March 19, 2014 ayaa si rasmi loogu magacaabay wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiidka Cabdiraxmaan Dujaan.

Wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka Cabdiraxmaan Dujaana ayaa  waxaa uu mar ahaan jiray Taliyaha ciidamada nabad-sugidda Puntland, sidoo kale waxaa uu ka soo mid noqday xukuumadi Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda  ku meel gaarka ee Maxamed Cabullaahi Farmaajo wasiir ku xigeenka macdanta, tamarta iyo biyaha.

Hoos ka Akhriso Digreetada lagu magacaabay Wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka

no images were found

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online