Nadwo ka socotay Boorame oo la soo gabagabeeyey[Masawiro]

March 21, 2014 - Written by Editor

Snapshot(75)Boorame:-Waxaa xalay oo ay ahayd habeenkii ay ku beegnayd in ay soo gaba gabawdo nadwo diini ah oo ka socotay Masjidka Harawa ee magaalada Boorame waxaan nadwadaan diiniga ah soo diyaariyey Urur dhalinyarada ee Badbaado.Habeenkii xalay ayaa waxaa ay ahayd habeen aad uga duwan habeenadii kale ee ay socdeen muxaadaraadku waxaan sabab u ahaa iyadoo culimada dhamaan ay goob joog ahaayeen si ay ugu faa’iideeyaan dadweynaha ka soo qayb galay Nadwada, culimada xalay goob jooga ahaa ayaa waxaa ka mid ahaa:-

1. Sh. Xasan khayre Dirir

2. Sh. Maxamed Cabdi Xasan (Sh. Max’ed Shiine)

3. Sh. Cilmi Ismaciil Sh, Muxumed (Sh. Cilmi Naxwe)

4. Sh. Max’ed Bile Max’ed Ibrahim

culimadan ayaa waxa ay ka hadleen guud ahaan mushkilaadka haysta dhalinyarta iyaga oo ay ka kala hadlaayeen:-

1. Cibaado xumada haysta dhalin yarta

2. Akhlaaqda

3. Faham xumada ka haysatada dhalin yarta nolosha

4. Faham la’aanta ka haysata dhalin yarta dhinaca Aqoonta

Ugu danbayntii waxaa Nadwada lagu soo gaba gabeeyay su’aalo culimada la waydiinaayay oo ay waydiinaayeen bulshadii ka soo qayb gashay muxadaraadkan iaydoo culimadu ay ka wada jawaabeen su’aalaha la wiidiiyey .

no images were found

Nadwo cilimyeedka diiniga ah ayaa waxaa ay ku soo gabagabowday jawi wanaagsan iyo bulshada oo dalbaday in nadwooyinkan noocaan oo kale ah loogu cel celiyo.

Ururka Badbaado
Boorame, Somalia

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online