Qarax ka dhacay Magaalada Kismaayo oo lagu dilay Sarkaal ka tirsan Maamulka Juba
(March 27, 2014)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in saaka qarax lagu dilay mid ka mid ah saraakiisha Maamulka Juba oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Furre Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Deegaanka Yasooman.
(March 27, 2014)
Muqdisho:-Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ee Jabuuti ayaa maanta la wareegay gacan ku heynta Deegaanka deegaanka Yasooman. 40km u jirta Degmada Buulo Burde .Taliyaha ciidanka AMISOM ee gobollada Hiiraa

(March 27, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa booqday xarumaha lagu xanaaneeyo xoolaha nool ee Maxjarada, kuwaas

(March 27, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Galmudug Jen Cabdi Qeybdiid ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada amniga ee Deegaanada ay gacanta ku hayso Galmudug wuxuuna walaac ka muujiyey ciidamo ka tirsan Al-Shabaab oo soo gaa

(March 27, 2014)
Kampala:-Kulankii labaad ee shirka dalalka IGAD ee ka hortagga abaaraha ayaa galabta ku soo gabagaboobay magaalada Kampala ee xarunta Yuganda waxaana shirkani uu soconayay intii u dhaxeysay 24-27 bish

(March 27, 2014)
Boosaaso:-Taliyaha cusub ee ciidanka daraawiishta Puntland ee Aaga buuraha Golis Maxamuud C/qaadir Xassan Sumaysane ayaa maanta waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Radio Daljir waxaan uu uga war

(March 27, 2014)
Muqdisho, March 27, 2014-------Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo howlo shaqo u jooga magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa kulan gaar ah saak

(March 27, 2014)
Baydhabo:-Waxaa saaka lagu doortay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay Madax weynaha Maamul gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee saddexda gobol ee kala ah Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose

(March 26, 2014)
Kismaayo:-Afhayeenka maamulka Jubba Cabdinaasir Seeraar Maax oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC qaybta Afka Soomaaliga ayaa waxaa uu sheegay in ciidanka maamulka KMG ee Jubba ay qabteen labo dhal S/land oo ka jawaabtay eedeyn uga timid Madaxda Puntland
(March 26, 2014)
Hargeysa:- Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha gudaha S/land Cismaan Garaad Soofe ayaa waxaa uu jawaab ka bixiyey eedayn kulul oo madaxda Puntand ay u soo jeedisay S/land iyagoo ku eedeeyey in maam
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|