Ra’iisul Wasaaraha DFS oo la kulmay Wasiirada Arrimaha Dibedda ee Kenya

March 27, 2014 - Written by Editor

IMG_0578Kampala:-Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay dawladda Kenya sida ay u soo dhoweysay shacabka Soomaaliyeed uguna martigelisay. isaga oo muujiyay walaaca ay ka qabaan amarka dawladda Kenya ee ahaa in shacabka Soomaaliyeed ay dib ugu laabtaan xeryaha qaxootiga, wuxuuna rajeeyey in dawladda Kenya ay ka qafiifin doonto amarkaas

“Waxaan ku rajo weynahay in Dawladda Kenya ay tixgelin doonto heshiiskii Qaxootiga ee saddex geesoodka ahaa ee Soomaaliya, Kenya iyo Q/midoobay, kaasoo dhigayay in Qaxootiga Soomaalida ay dalkooda dib ugu laabtaan si iskood ah oo aaney ku jirin qasab” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha.

Dhanka kale, Wasiirka Arrimaha Dibedda dawladda Kenya Aamina Cabdalla Maxamed ayaa dhankeeda xustay in dawladda Kenya ay ka shaqeyneyso sidii loo dhaqangelin lahaa heshiiskaasi saddex geesoodka ee qaxootiga.

Garad Salad Hersi
Senior Press officer, PM office
Kampala, Uganda

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online