Sh Maxamed Umal oo si weyn loogu soo dhaweeyey Qabridaharre kana jeediyey Muxaadaro

March 31, 2014 - Written by Editor

IMG_0290Jigjiga:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa saaka waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qabridaharre waxaana uu Sheekhu iyo wafdi culumo ah oo socdaalka ku weheliyey ay ka soo ambabaxeen  magaalada dhagaxbuur.

Culumada ,waxgaradka iyo dadweynaha Reer Qabridaharre ayaa sheekha waxay kaga hortageen Karin bilcille si ay u soo dhoweeyaan ka dibna waxaa sheekha la dajiyay guri loo sii diyaariyay, sheekhu wuxuu caawa masjidka weyn ee magaalada Qabridaharre  ka jeediyay muxaadaro ka hadleysay الضروريات الخمسة.

Masawirada hordhaca ah waxaa na soo gaarsiiyey Musasada Al-Suna

no images were found

Musasat Al-Suna
Jigjiga

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online