Sh Yuusuf Aadan oo muxaadaro ka jeediyey masjidka Al-Aqsa ee Nairobi.[Daawo]

March 17, 2014 - Written by Editor

shyuusufNairobi:-Sh. Yuusuf Aadan oo ka mid ah culimada ugu waaweyn ee Soomaaliyeed ayaa waxaa uu xalay muxaadaro qiimo badan uu ka jeediyey masjidka Al-Aqsa ee xaafadda Komorok ee magaalada Nairobi. Allaha dhowree Sh.Yuusuf Aadan ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uu uga hadlay is xusuusinta nicmoyinka islaamka iyo in ay muhiim tahay ku sugnaanta diinta islaam ka, isagoona tusaalooyin dhowr ah ka soo qaatay sidii saxaabadii Nabi Muxamed NNKH ay ugu adkeysteen fidinta diinta Islaamka.

Sheekh Yuusuf Aadan ayaa sheegay in laga doonayo qof walba oo Muslin ah inuu ku dhaqmo diinta islaamka, isla markaasna uu fartoomo wixii la amray, kana fogaado waxyaabaha diintu ka reebtay. Ugu dambeyntii, Sheekha ayaa dadkii dhageysanayay kula dardaarmay inay xil iska saaraan diinta in ay barteen, kuna dadaalaan iney wanaagga islaamka u gudbiyaan dadka aan nimcadaas haysan ee ay la nool yihiin.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii Sh. Yuusuf Aadan ka jeediyey masaajidka Al-Aqsa ee Nairobi

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online