Sh.Maxamed Cabdi Umal oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Dhagax-Buur(Masawiro)

March 29, 2014 - Written by Editor

IMG_0277[1]Dhagax-buur:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culumo ah ayaa maanta si weyn loogu so dhaweeyey magaalada Dhagax-Buur waxaana ay dadweynaha ay sheekha uga hortageen duleedka Magaalada .

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa socdaal sacwadeed ku jooga Soomaali Galbeed (Ogadenia)waxaana uu halkaas ka jeediyey muxaadarooyin kala duwan
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa ka jeedin doona magaalada Dhagax-buur Muxaadaro cinwaankeedu yahay (Qabsada Dhamaantiin Xaraga Alle)

no images were found

Halgan.net ayaa waxaa Masawiro Hordhac ah soo gaarsiiyey Musasada Al-Suna oo deegaanadaas ka fulisay mashaariic kala duwan oo ay ugu horeyso Faafinta dacwada Islaamka.

Musasada Al-Suna
Dhagax.buur
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online