Sheekh Maxamed Umal oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qabri-Bayax (Masawiro)

March 23, 2014 - Written by Editor

IMG-20140323-WA0001Qabri-Bayax:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo socdaal dacwo ku joogay magaalada Jigjiga ayaa galabta si weyn loogu soo dhaweeyey Qabri-Bayax  waxaana halkaas ku soo dhaweeyey culumada ,ducaada ,waxgaradka ,iyo dadweyne aad u tiro badan

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu salaadii casar ka dib wuxuu muxaadaro ka jeediyey Masjidka Jaamica ee magaalada  Qabri-Bayax waxaana muxaadarada soo camiray dadweyne aad u tiro badan.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culuma ah oo ka soo raacay magaalada Jigjiga ayaa waxaa dadweynaha iyo culumada uga hortageen oo ku soo dhaweyeen meel u jirta 10 km magaalada  Qabri-Bayax.

no images were found

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay Imaanka iyo qeybahiisa  kala duwan wuxuuna sheekhu salaadii maqrib ka dib ka jawaabay Su,aalo kala duwan,

Musasat Al-Suna
Jigjiga

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online