Sida loola noolaado Qur’aanka Kariimka Sh. Cabdulqaadir Boobe.[Daawo]
March 29, 2014 - Written by EditorNairobi:-Sh.Cabdulqaadir Boobe oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa muxaadaro laba qeybood ka kooban oo uu uga hadlay sidda haboon ee qur’aanka loola noolaado waxa uu ku qabtay masaajidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.
Sheekha ayaa muxaadaradiisa oo ay dad badan dhageysanayeen waxaa uu ku jeex jeexay tusaalayaal lagu dayan karo iyo sidda Quraanka Kariimka loogu baahan yahay in loogu dhaqmo.
Hoose ka daawo muxaadaradii Sh.Cabdulqaadir Boobe uu uga hadlay sida loola noolaado Quraanka Kariimka ah qaybtii 1aad
Hoose ka daawo muxaadaradii Sh.Cabdulqaadir Boobe uu uga hadlay sida loola noolaado Quraanka Kariimka ah qaybtii 2aad
Halgan.net