
(May 25, 2014)
Qardho:-Waxaa maanta jawi degan oo heer sare ah ku soo gabagaboobay Caleema-saarka Boqor Beelaha Daarood Boqoe Burhaan Boqor Muuse ee saaka ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, Xafla Ra’iisul Wasaaraha DFS oo aqabalay Iscasilaadii wasiirka Amniga Qaranka (War-saxaafadeed)
(May 25, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka aqbalay Wasiirkii Amniga Qaranka iscasilaadiisa, isagoo ku tilmaamay in ay tahay talaabo g

(May 25, 2014)
Jabuuti:-Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jabuuti Xasan Cumar Maxamed oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Jabuuti ayaa goor dhowayd u sheegay saxaafadda in saddex qof ay ku dhinteen qarxayadii xalay ka dh

(May 25, 2014)
Qardho:-Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa khudbad kooban ka jeediyey munaasabadii Caleemasaarka wuxuuna mahad balaaran u jeediyey dhamaan salaadiintii ka soo qeyb gashay xafalada lagu caleemo saaray B

(May 25, 2014)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo qaar kamid ah golaha Wasiirada ayaa Saaka booqday Isbitaal Madiina oo ku jiraan qaar kamid ah dhaawacyad

(May 25, 2014)
Qardho:-Xaflad Balaaran oo lagu caleemasaarayey Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor oo ah Boqorka beelaha daarood taas oo lagu qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa la soo af

(May 25, 2014)
Qardho:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa khudbad kooban maanta ka jeediyey xafalada caleema saarka ee Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse waxaana uu

(May 25, 2014)
Qardho:-Boqor Burhaan Boqor Muuse oo maanta loo doortay in uu noqdo boqorka beelaha daarood ayaa waxaa lagu caleema saaray magaalada Qardho waxaana xaflada ay ahayd xafladii ugu weynay ee lagu qabto d

(May 25, 2014)
Qardho :-Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa maanta si rasmi ah loogu caleema-saaray Boqorka Beelaha Daarood ee 34aad waxaana xaflada Caleema saarka ay ka dhacday magaalada Qardho ee xarunta gobalka

(May 25, 2014)
Qardho:-Wafdi culus oo isigu jiraa Cuqaal iyo Siyaasiyiin ayaa saaka soo gaaray magaalada Qardho si ay uga qeyb galaan xaflada Caleema saarka ee Boqor Burhaan Boqor Muuse waxaana ka mid ah wafdiga ka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|