Nolosha Wanaagsan Sh.Maxamed Cabdi Umal.[Daawo]
(May 27, 2014)
Hargeysa:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaro qiimo badan waxaa uu ka jeedi yey mar kale masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa ee xarunta S/lland waxaana uu Sheekhu Cinwaanka muxaadaradiisu Ganacsatadda oo Su’aalo weydiiyey Sh Maxamed Cabdi Umal Qeybtii 2aad.[Daawo]
(May 27, 2014)
Hargeysa:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa weli uu ka wadaa magaalada Hargeyso duruus, muxaadaraad iyo towjiihaad kale duwan , Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa kale oo kulan gaar ah la yeeshay gan

(May 27, 2014)
Muqdisho:-Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa shir jaraa’id u qabtay qaar ka mid ah warbaahinta Shabaab waxaana uu faahfaahin ka bixiyey qaraxyadii ka dhacay dalka

(May 27, 2014)
Suuriya:-Abu Maxamed Al-Maqdasii oo ka mid ah wadaada gaaleysiin jiray culumada wax badana Mareegtiisa ugu hiilin jiray Manhajka Takfiirka ayaa haatan aad uga qeylinaya kana cabanaya dilka iyo Gaaleys

(May 27, 2014)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u booq day Deegaano iyo Degmooyin katirsan Gobolada Bari iyo KarKaar ee Puntland. Wafdiga uu Ho

(May 27, 2014)
Muqdisho:-Waxaa saaka lagu dilay magaalada Muqdisho Sarkaal u dhashay dalka Turkiga una shaqaynayey shirkadda Turkish Airline oo in mudo ah ka shaqaynaysay magaalada Muqdisho. Dhalinyaro hubeysan Madaxweynaha dowladda Puntland oo u socdaalay Gobolka Gardafuu
(May 27, 2014)
Boosaaso:-Wafdiga uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka ka soo kicitimay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar isagoo ku sii jeeda gobolka Gardaf

(May 27, 2014)
Minneapolis:-Sheekh Yusuf Adam oo ka mid ah culimada ugu waaweyn Soomaaliya ayaa waxaa uu dhawaan ku soo gaaray arrimo caafimaad dalka Maraykanka waxaan uu muxaadaro xalay ka jeediyey Masaajidka Abu
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|