Sh Dr. Axmed Jaamac Ismaaciil Mire oo lagu soo dhaweeyey Laascaanood.[Masawiro]
(March 9, 2015)
Laascaanood:-Sh Dr. Axmed Jaamac Ismaaciil Mire oo dhawaan Shahaadada Diktoorada(PhD) ka qaatay Jaamacadda islaamiga ah ee Madiina, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Magaalada Laascaanood ee xarrunta gob
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qayb-galay shir ku saabsan kor u qaadida nafaqaynta hooyada iyo dhallaanka (Masawiro)
(March 9, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-3-2015 Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ku qabtay shir ku saab
Kulan looga hadlayey amaanka iyo Horumarka Boosaaso oo ka dhacay xarunta Gobalka
(March 9, 2015)
Boosaaso:- Kulan looga hadlayey amaanka iyo harumarka iyo dardar galinta Canshuuraha ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana kulanka ka soo qeyb galay Masuuliyiinta M
Taliyaha Ciidanka birmadka Gobolka Mudug oo Faahfaahin ka bixiyey howlgalo ka socda Gaalkacyo (Dhageyso)
(March 9, 2015)
Gaalkacyo:-Taliyaha Ciidanka birmadka Gobolka Mudug ahna taliye kuxigeenka booliska magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug G/sare Cabdirashiid Xasan Xaashi Gabi-gabi ayaa sheegay in wali socdaan
Wasiirka G/dhiga C/qaadir Sh Cali Diini “Dowladdu waxay u tanaasulaysaa danta shacabka,
(March 8, 2015)
Guriceel:-Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahaan socdaal shaqo ku joogay gobolka Galgaduud, ayaa kormeer ku gaaray qaar kamid ah meelihii ay dadku ku barakaceen iy
Ogeysiis :Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (Dhamaad)
(March 8, 2015)
Norway:- waxaa dhawaan si live ah u soo gali doona Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhrin doona darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Max
Saraakiil ka tirsan DFS oo Fududeeyey Qaraxii Hotel SYL oo lagu xiray Muqdisho
(March 8, 2015)
Muqdisho:-Saraakiil badan oo ka tirsan DFS ayaa waxaa loo taxaabay xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ka dib markii lagu soo eedeeyey in ay fududeeyeen qaraxkii ka dhacay Hotel SYL kaas oo sababay kh
Dowladda Mareykanka oo Xayiraadii ka qaaday Sakariye Ismaaciil Xirsi
(March 8, 2015)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si diiran u soo dhoweyneysa go’aanka dowladda Mareykanka ay liiska dadka madaxooda lacagaha abaal marinta dul dhigtey uga qaaddey Zakariya Ismaaciil Xir
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo ka qeyb galay Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Carabta.
(March 8, 2015)
Cairo March 08, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa gaaray maanta Magaalada Cairo ee caasimadda d
Madaxweynaha S/land oo soo saaray xeerka Diwaangelinta Sekada, (Warsaxaafadeed)
(March 8, 2015)
Hargeysa:-Madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxmauud (Silaanyo) ayaa soo saaray xeer aasaasay diwaanka Sakada, waxaana uu Madaxweynahe Axmed Maxamed Silaanyo u magacaabay Diiwaanka Sanduuqa Saka

« Previous PageNext Page »