Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka qayb galay kulan looga hadlayey Hiigsiga Cusub.
(March 3, 2015)
Muqdisho:-Shirkan ka dhacay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ee uu shir guddoominaye Dr.Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa looga hadlayey dar
Gudoomiyaha La-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale oo lagu soo dhaweeyay Bosaaso[Masawiro]
(March 3, 2015)
Boosaaso:-Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale ”Qaaddiid” ayaa maanta oo Tallaado ah lagu soo dhaweeyay degmada Carmo oo ka tirsan Gobalka Bari, halkaasoo markii d
Wasiirka arrimaha dibadda DFS oo ku qaabilay xafiiskiisa Siihayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya.
(March 3, 2015)
Mogadishu, March 03, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Siihayaha Safaaradda Dowladda Qatar ee
Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo
(March 3, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigiisi uu hogaaminayo ayaa dhawaan ka degay garoonka diyaardaha ee magaalada Kismaayo. Wafdiga Madaxweynaha dowladda Pun
Madaxweynaha PL Dr.Cabdiweli Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo u dhoofay Magaalada Kismaayo[Cod/Masawiro]
(March 3, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-3-2015 u ambabaxay magaalo Madaxda maamulka Jubbland ee
Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Gaas oo ku wajahan Kismaayo.
(March 3, 2015)
Kismaayo:-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu maanta ku wajahan magaalada Kismaayo.
Wadahadalka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland ee Istanbul oo furmi waayay
(March 2, 2015)
Istanbul:-Iyada oo laga ambaqaadayo geeddi socodka wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka ee Soomaaliya si looga dhabeeyo himilada shacabka Soomaaliyeed lagana shidaal qaadanayo heshiiskii ay Mada
Wasiirka G/dhiga DFS Jen C/qaadir Sh Cali Diini oo gaaray magaalada Guriceel
(March 2, 2015)
Guriceel:-Wasiirka G/dhiga ee DFS Jen  C/qaadir Sheikh Cali Diini ayaa maanta gaaray  Magaalada Girceel ee Gobolka Galgaduud wasiirka iyo wafdigiisa ayaa waxaa ujeedada socdaalkiisa lagu sheegay in
Bayaan ka soo baxay shir waynihii 3 aad ee Mu,asasada Al-Karam (Masawiro)
(March 2, 2015)
Hargeysa:-Waxa dhawaan lagu soo afmeeray magaalada burco ee xarunta gobalka togdheer shir waynihii 3aad ee mu,asasada al-karam ee dacwada iyo horumarinta oo muddo 3 cisho ah uga socday magaalada burco
Xukuumadda DFS oo soo dhoweyneysaa dadaalada Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta.[Masawiro]
(March 1, 2015)
Mogadishu:-Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay soo dhoweyneysaa dadaalada Dowladda Isutagga Imaaraat ka Carabta ee ku aadan Soomaaliya iyo kaalinteeda wax ku oolka ah ee yareynta d

« Previous PageNext Page »