
(March 23, 2015)
Laascaanood:-Maamulka Jaamacada Nugaal gaar ahaan Maamulka Kulliyada Shareecada wuxuu ogeysiinayaa ardayda jecel inay sii wataan waxbarashadooda heerke labaad (Post Graduate) ee jaamacadeed inay bilaa

(March 23, 2015)
Kismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Odowaa ayaa saaka soo gaadhay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose. Wasiirka Arrimah

(March 22, 2015)
Kismaayo:-Taliska ciidanka AMISOM ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxay ku sheegeen in ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa Kenya iyo Ciidanka Jubaland ay maanta dib ula wareegeen jasiiradda Kudhaa oo 15

(March 22, 2015)
Boosaaso:-Xaflada si heer sare loo soo agaasimay oo lagu maamusayey arday quraanka xifdintiisa dhamaystirtay ayaa lagu qabtay dugsiga daa-rulqur’aan qaybtiisa dhexe ee magaalada boosaaso. Galinkii

(March 22, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maalintii jimca ah , taariikhda hijriguna ay tahay 28\جمادى الأولى\1436هـ ,oo ku began 19/3\2015 kadhacday masjidka al-rowda boosaso muxaadaro aad u muhiim ah, cinwaanke

(March 22, 2015)
Maamulka Jaamacada Nugaal Jaamacada Nugaal gaar ahaan Maamulka Kulliyada Shareecada wuxuu ogaysiinayaa ardayda jecel inay sii wataan waxbarashadooda heerke labaad (Post Graduate) ee jaamacadeed inay b

(March 22, 2015)
Nairobi:-Sida uu qoray wargeyska ka soo baxa dalka Kenya ee Daily nation ayaa waxaa dhaawac loo geystay bartamaha magaalada Nairobi gaar ahaan Degmada degmada Karen Edick Anyanga ooo ah xildhibaan ka Nabadoon Xaaji Maxamuud Ciise Samatar oo shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi
(March 21, 2015)
Leicester:-Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester,UK ayaa waxaa ay tacsi u dirayaan guud ahaan Umada Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelada uu ka dhintay Allaha u naxariistee Nabadoon Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (Dhamaad).
(March 21, 2015)
Norway:- waxaahaatan si live ah u soo galay Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhriya darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saa

(March 21, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 21-3-2015 ka qeyb-galay
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|