
(December 20, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maanta ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari xaflad xilka loogu wareejinayay taliyaha cusub ee ciidanka ilaalada Garoonka diyaaradaha Boosaaso Aada

(December 20, 2015)
Markazka Helisinki Islamic Center ee wadanka Finland ayaa waxaa ka bilaawday dowradii 9 waxaana ay dowrada ay bilaabatay 19/12/2015 waxaa soconeysaa ilaa 23/12/2015 waxaana dowarada ka soo qeyb galay Furitaankii Nadwada 8aad ee ka socta magaalada Garoowe Masjidka Al-Huda(Dhageyso)
(December 20, 2015)
Garoowe:-Waxaa idiin soo gudbineynaa furitaanka nadwo cilmiyeedkii 8aad taas oo si habsami leh uga socota Masjidka Al-Huda ee magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland. Nadwada ayaa waxaa soo q

(December 20, 2015)
Waxaa Habeenkii labaad si habsami leh uga socda Masjidka Al-Huda ee magaalada Garoowe Nadwo cilmiyeedkii 8aad waxaana nadwada soo qaban qaabisay Mu’asasada al-Minhaaj faraceeda magaalada Garoowe wax Muxaadaro Live Radio Halgan أخلاق التاجر المسلم Sh Maxamed Cabdi Umal (Dhamaad)
(December 20, 2015)
Nairobi:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalaha jecel khayrka in Muxaadaro qayim ah oo cinwaankeedu ahaa أخلاق التاجر المسلم uu jeedin doono Sh Maxamed Cabdi Umal Muxaadarada ayaa wa

(December 20, 2015)
Mu’asasada al-Minhaaj faraceeda magaalada garowe, ayaa bilowday habeenimadii axadda ahayd, taariikhduna ku aadanayd 19-Dec-15 nadwo cilmiyeedkii 8-aad, Nadwadan oo ah mid la qabto sanadkiiba mar, oo
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|