Shirka Madasha wada tashiga Qaran oo berri ka furmaya magaalada Kismaayo
(January 10, 2016)
Kismaayo:-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa waxaa la filayaa in maalinta birito ah uu ka furmi doono shirka madasha wada tashiga qaran ee looga hadlayo hanaanka doorasho ee sanadkan 2
Ra’iisul Wasaarihii hore ee DFS C/weli Sheekh Axmed oo booqday Jaamacadda Bariga Afrika.[Masawiro]
(January 10, 2016)
Boosaaso:-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed oo ay weheliyeen Xildhibaan Cabdibare yuusuf Jibriil,Siyaasi Dr.Cabdiraxaman Baadiyow iyo Siyaasiyiin kale,ayaa bo
Madaxweynaha Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyey Kismaayo (Masawiro)
(January 10, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti ballaan uu hoggaaminayo ayaa maanta 10-Jan-16 siweyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Kismaayo ee Xarunta kumeel-gaarka ah ee Dawla
Madaxweynaha Galmudug iyo Puntland oo gaaray magaalada Kismaayo.
(January 10, 2016)
Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo soo gaaray  wafdi ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo u amba-baxay Kismaayo.[Masawiro]
(January 10, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti ballaan uu hoggaaminayo ayaa maanta 10-Jan-16 ka amba baxay magaalada Boosaaso ee xarunt Gobolka Bari iyagoo kusii jee
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedhros Adhanom oo gaaray Kismaayo
(January 10, 2016)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in saaka wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedhros Adhanom uu   gaaray magaalada Kismaayo.
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntand Dr.Gaas oo u dhoofi doona Kismaayo
(January 10, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dhawaan ka i doona garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaso isagoo safar shaqo ku tegi doono mudo l