Wasiirka arrimaha gudaha ee S/land Cali Maxamed Warancade oo BBC-da uga waramay dad laga tarxiilayo gobollada S/land.[Dhagayso]
(January 25, 2016)
Hargeysa:-Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa waxaa wax laga wiidiiyey dad badan oo maalmihii danbe la hadal hayey in laga tarxiilo deegaanada S/land arrinkaas oo buuq i
Shirkii Wadatashiga Madaxda Soomaalida ee ka furmay Muqdisho oo fashil ku dhamaaday.[Dhagayso]
(January 25, 2016)
Muqdisho:-Wasiirka Deegaanka dowladda Puntland Dr.Cali C/laahi Warsame oo ka mid ahaa xubnaha uga qayb galay dowladda Puntland shirka wadatashiga qaran ee galabta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa wax
Madaxweynaha Dawladda Puntland ”waxaan aad uga xumahay beesha caalamka iyo madaxda soomaaliyeed hortooda inaan ka caddeeyo in Madaxda Federaalka aysan runta ka sheegin shirkii Kismaayo”.[Masawiro]
(January 25, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25-Jan-2016 xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kaga qayb galay shir hordhac u ah shirweynaha madasha wadatashiga qaran
Madaxweynaha DFS oo magacaabay Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Gobolka Banaadir.
(January 25, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa soo saarey xeer uu ku magacaabayo Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure oo noqonaya Guddoomiye ku xigeenka 1-a
Shirka Madasha Wadatashiga Soomaaliya oo Ka furmay magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(January 25, 2016)
Muqdisho:- Waxaa ka furmay magaalada Muqdisho shirka wada tashi ah oo looga arrinsanayo nooca doorasho ee dalka ka dhici kara, waxaana ku sugan magaalada Muqdisho dhamaan madaxada maamul gobaleedyada
Madaxweynaha Gal-Mudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo soo gaaray magaalada Muqdisho
(January 25, 2016)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay Madaxweynaha Gal-Mudug C/kariin Xuseen Guuleed uu saaka soo gaaray magaalada Muqdisho waxaan ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee
Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(January 25, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Aqaba ee da
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo ka qeyb galey kulan madaxeed gaar ah oo ka dhacay Urdun
(January 25, 2016)
Urdun :-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Aqaba ee Boqor tooyada Haashimiyiinta Urdun kaga qeybgaley shir madaxeed gaar ah oo arrimaha amnig