Taariikh Nololeedka Cabdi Xaaji Goobdoon.[Dhagayso]
(January 26, 2016)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee, waxaa saaka maagalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku geeriyooday Cabdi Xaaji Goobdoon, oo ahaa rug caddaa saxaafadeed, oo si weyn looga yaqiinay Soomaaliya.Cabdi
Minhaaj Galdogob oo Ardayda iyo Dadwaynaha u qabatay Dawro Muhiim ah (Masawiro)
(January 26, 2016)
Galdogob:-Habeenimadii talaadadu soo galaysay ee 26/1/2016 ayey ka bilaabtay Masjid-Jaamaca ee Galdogob dawro ama siminaar ay soo diyaarisay Mu'assada minhaaj faraceeda Degmada Galdogob. Dawradaaso
Ciidanka Al-shabaab oo la wareegay gacan ku haynta degmada Badhaadhe iyo Ceel-cadde ee gobolka Gedo
(January 26, 2016)
Badhaadhe:-Ciidamo ka tirsan Al-shabaab ayaa waxaa ay la wareegeen gacan ku haynta degmada Badhaadhe iyo Ceel-cadde ka dib markii ay ciidanka AMISOMee dalka Kenya iyo kuwa Jubaland ay ka baxeen saaka.
Ra’iisul Wasaare Cumar “ Cabdi Xaaji Goob-doon wuxuu ahaa tiir ay tabi doonaan guud ahaan dadka Soomaaliyeed”.
(January 26, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Ruug-cadaagii Saxaafadeed Ma
Guddoonka Baarlamaanka DFS oo ka Tacsiyadeeyey Geerrida Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon
(January 26, 2016)
Muqdisho:-Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, carruurta, bahda saxaafadda iyo guud ahaanba Shacabka Soomaaliyeed oo uu uga tacsiy
Taliyaha Ciidanka X.D.S oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Lugta ee dalka Sweden.[Masawiro]
(January 26, 2016)
Muqdisho:-Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed,  ayaa maanta ku soo dhaweeyey magaalada Muqdisho, Taliyaha Ciidanka Lugta ee dalka Sweden  Brigadier General Stefan An
Jawaari oo kulammo la qaatay Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Turkey,Iraq Iyo Pakistan.[Masawiro]
(January 26, 2016)
Iraq:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh Cusmaan “Jawaari” oo wafdi uu hogaaminayo ay magaalada Baqdaad uga qeybgaleen shirka Baarlamaannada dalalka
Madaxweynaha DFS oo ka tacsiyeeyey geerida Wariye Cabdi Xaaji Gobdoon
(January 26, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum
Barnaamijka Kulanka SBC & Waraysiga Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.[Daawo]
(January 26, 2016)
Boosaaso:-Waxaa barmaamij gaar ah oo Tv-ga SBC uu waraysi gaar ah kula yeeshay madax weynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa wax laga wiidiiyey arrimo badan oo ku saabsan qaabk