
(January 28, 2016)
Muqdisho:-Afhayeenka Maamulka Jubbaland C/naasir Seerraar Maax oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu ka waramay shirarkii kala duwanaa ee wadatashiga ee lagu kala qabtay magaalooyinka Muqdisho, Kismaa

(January 28, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa isagoo ku hadlaya Golayaasha dowladda Puntland iyo Shacabkooda, waxa uu Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxd Puntland oo Beesha Caalamka ku eedaysay in aanay dhex-dhexaad ka ahayn arrimaha Soomaaliya
(January 28, 2016)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay caawa golaha wasiirada ee dowladda Puntland ayaa waxaa ay ku eedeeyeen beesha caalamka in aysan dhexdhexaad ka ahyn arrimaha dalka Soomaaliya gaar ahaa doorashooyi

(January 28, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdi

(January 28, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii Ballaarnaa ee uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb gelay shirkii Madasha wadatashiga qaran ayaan maanta 28-Jan-2016

(January 28, 2016)
Boosaaso:-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa ka hadlay Mowqifka dowladda Puntland ay ka qaatay g'aankii dowladda federa

(January 28, 2016)
Garoowe:-Waxaa saaka ka dhacay magaalada Garoowe ee Caasimada dowladda Puntland banaanbax lagu taageerayo go’aankiii uu ka qaatay madaxweynaha Puntland ee ku aadan shirkii wadatashiga ee lagu so

(January 28, 2016)
Kismaayo:-War goordhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka J/hoose , ayaa sheegaaya in ciidamada Kenya iyo kuwa Jubaland ay ka baxeen deegaanka Buulo Gaduud 30km kaga beegan dhanka Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay go’aanka Dowladda Federaalka ee hanaanka doorashada sannadka 2016
(January 28, 2016)
Muqdisho, 28 Janaayo 2016 Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (FGS) ay qaadatay ee ku aaddan hanaanka doorasho ee loogu talagalay geeddi Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(January 28, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Eldore
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|