Mu’assada Al-Minhaaj faraceeda Gobolka Bari oo tababar u soo xiray Khudabada Masaajida Boosaaso.[Masawiro]
(January 29, 2016)
Boosaaso:-Waxaa  maanta oo Taariikhdu Tahay 28/01/16  Hoolka Masaajidka Al-rowda ee Bosaaso lagu soo gabagabeeyey Tababar  loo qabtay khadiibyada magaalada Boosaaso kaasoo soconayey  saddex maalmo
Khudbadii Wakiilka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay Soomaalia uu ka jeediyey Un-ka [Daawo]
(January 29, 2016)
New York:-Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating oo hadal a jeediyey shir ay yeesheen 15 xubnooda ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa uu sheegay in shirkii
Ra’iisul Wasaaraha DFS iyo wafdi beesha caalamka ah oo la filayo in ay soo gaaraan Boosaaso
(January 29, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka ayaa la filayaa in ay maanta soo gaaraan magaalada Boosaaso ee xarun
Afhayeenka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax oo cadeeyey mowqifka Jubbaland.[Dhagayso]
(January 28, 2016)
Muqdisho:-Afhayeenka Maamulka Jubbaland C/naasir Seerraar Maax oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu ka waramay shirarkii kala duwanaa ee wadatashiga ee lagu kala qabtay magaalooyinka Muqdisho, Kismaa
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Danjire Cabdulaahi Siciid Cusmaan
(January 28, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa isagoo ku hadlaya Golayaasha dowladda Puntland iyo Shacabkooda, waxa uu Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxd
Puntland oo Beesha Caalamka ku eedaysay in aanay dhex-dhexaad ka ahayn arrimaha Soomaaliya
(January 28, 2016)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay caawa golaha wasiirada ee dowladda Puntland ayaa waxaa ay ku eedeeyeen beesha caalamka in aysan dhexdhexaad ka ahyn arrimaha dalka Soomaaliya gaar ahaa doorashooyi
Ra’iisul wasaaraha DFS oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Danjire Cabdillahi Siciid Cismaan
(January 28, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdi
Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Waftigiisii oo si weyn loogu soo dhoweeyey Boosaaso.[Masawiro]
(January 28, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii Ballaarnaa ee uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb gelay shirkii Madasha wadatashiga qaran ayaan maanta 28-Jan-2016
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashad Puntland Dr.Cali Xaaji “Ka mid ma ahi Siyaasiyinta Fashilmay ee Shacabka Jahwareerinaya”[Dhagayso]
(January 28, 2016)
Boosaaso:-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa ka hadlay Mowqifka dowladda Puntland ay ka qaatay g'aankii dowladda federa
Banaanbax lagu diidan yahay 4.5 laguna taageerayo Madaxweyne Gaas oo ka dhacay Garoowe.[Cod/Masawiro]
(January 28, 2016)
Garoowe:-Waxaa saaka ka dhacay magaalada Garoowe ee Caasimada dowladda Puntland banaanbax lagu taageerayo go’aankiii uu ka qaatay madaxweynaha Puntland ee ku aadan shirkii wadatashiga ee lagu so

« Previous PageNext Page »