Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS oo gaaray dalka Ciraaq
(January 22, 2016)
Ciraaq:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baghdad ee caasimadda dalka Ciraaq halkaasi oo si wey
Su aalihii Jumcada ee Masjidka 6-ka Xalqadii 6aad | Sh.Maxamed Umal.[Daawo Video-ga]
(January 22, 2016)
Nairobi:-Waa barnaamij todobaadle ah oo kabaxa Masjidka Abu-Bakar ee Nairobi-kenya, waxaana su,aalo lagu waydiiyaa Fadiilatu Sh.Maxamed Cabdi Umal حفظه الله Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaari
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh “Koox yar oo ka been sheegeysa diinta Islaamka ma burburin karto rajada shacabkeena”
(January 22, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed uu u dhaqaaqey inay nabad iyo barwaaqo ku noolaadaan, iyagoo dhinac iska
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo cambaareeyey weerar Al-shabaab ku qaadeen Maqaaxi ku taala Xeebta Liido
(January 22, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyey weerarkii bahalnimada ahaa ee xalay fiidkii lagu qaad
Xeer ilaaliye ku xigeenka DFS Maxamed Xassan oo ka badbaaday weerar lagu qaaday labo Makhaayadood oo ku yaal Liido.[Dhagayso]
(January 22, 2016)
Muqdisho:-Xeer ilaaliye ku xigeenka dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xassan ayaa waxaa uu uga waramay idaacadda VOA weerarkii xalay lagu qaaday labo Makhaayadood ee kala ah Liido Sea food iyo Be
Wararkii ugu danbeeyey weerarkii xalay lagu qaaday Makhaayada Liido Sea Food.[Masawiro/Video]
(January 22, 2016)
Muqdisho:-Wararka ugu danbeeyey ee ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in ku dhawaad 20 qof ay ku dhinteen weerarkii xalay lagu qaaday 2 makhaayadood oo ku yaal xeebta Liido ee mag
Weerar iyo qaraxyo lala eegtay Makhaayada Liido Sea Food oo ku taal xeebta Liido
(January 21, 2016)
Muqdisho:-Waxaa caawa weerar lala beegsaday Makhaayada lagu magacaabo Liido Sea Food oo ku taal xeebta Liido ee magaalada Muqdisho waxaan weerarka ku dhintay inta la xaqiijiyey 6 qof oo dhimasho ah, W
Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo looga hadlay qodobo kala duwan
(January 21, 2016)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carteh, waxa
Barakac Iyo Duqeymo Ka Socda Ceel-Cadde oo ka tirsan Gobolka Gedo (Dhageyso)
(January 21, 2016)
WASHINGTON DC—Wararka ka imanay deegaanka Ceel-Cadde oo ka tirsan Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo barakac xooggan isla markaana ay ciidamada dalka Kenya wadaan Duqaymo xagga cirka
Caawa iyo Barnaamijkii weydii Culimada waxaydaan Garaneyn Radio Halgan.[Dhamaad]
(January 21, 2016)
Caawa waxaa jira barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Masjidka Abu-Bakar ee Nairobi ee dalka Kenya, waxaana su,aalo lagu waydiiyaa Fadiilatu Sheekh Maxamed Cabdi Umal حفظه الله Barnaamijkan ayaa

« Previous PageNext Page »