Madaxweynaha DFS oo sheegay in uu yahay Musharax mar kale (Dhageyso)

April 21, 2016 - Written by Editor

xasanMadaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu mar kale yahay murashax u tartamaya xilka madaxweynaha ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Madaxweynaha DFS ayaa socdaal shaqo ku jooga dalka Maraykanka ayaa waxaa uu wareysi gaar ah siiyey laanta Af-Soomaaliga ee idaacadda VOA-da wuxuuna sheegay hadii la doorto mar kale uu fulin doono balanqaadyada uu soo bandhigin doono xiliga doorashada ee 2016.
Madadaxweynaha DFS ayaa sheegay in uu khibrad iyo waayo aragtinimo ka faa,iday intii uu hayey xilka Madaxweynaha DFS.

Xasan Sh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in uu haysto kalsooni badan kaas uu ku gudan karo waajibaadka qaran ee dalka wuxuuna ku faanay in lixdii tiir uu balan qaaday ay wax badan ka fuleen.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Madaxweynaha DFS uu siiyey laanta Af-Soomaaliga ee idaacadda VOA-da


A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online