Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Muqdisho kaga qayb galay shir hordhac u ah Shirka Madasha wadatashiga.[Masawiro]
(April 10, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 10-April-2016-ka Qasriga Madaxtooyada Villa Soomaaliya kaga qayb galay shir hordhac ah oo loogu gogol xaadhayey shirka madasha w
36 Arday oo ka qalijebisay Macahdka Khadiija ee Barashada Culuumta Shareecada Islaamka (Masawiro)
(April 10, 2016)
Garoowe:-Maamulka Machadka Khadiija Binttu-Khuweylid ee Barashada Culuumta Shareecada Islaamka ee Magaalada Garoowe, ayaa u qabtay 36,Arday oo ka qalijebisay Macahdka, Xaflad si wanaagsan loosoo agaas
Taliye ku xigeenka Booliska Puntland oo ka waramay dhaqdhaqaaqyo Al-shabaab ka wadaan Koonfurta Mudug.[Dhagayso]
(April 10, 2016)
Gaalkacyo:-Taliye ku xigeenka Booliska dowladda Puntland Sareeyo guuto C/qaadir Shire oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu sheegay in ay ka feejigan yihiin dhaqdhaqaaqayo la sheegayo in ururka Al-sha
Tababar u socday Ducaada Galgaduud oo Garoowe lagu soo gabagabeeyey (Masawiro)
(April 10, 2016)
Garoowe:-Waxaa magaalada garowe lagu soo gabagabeeyay tababar u socday qaar ka mid ah ducaadda, Macalimiinta ,maamulayaasha macaahida iyo dugsiyada, imaamyada,khadiibyada waqooyiga galgaduud, ducaadd
Xilliga Abaaraha iyo waxa la gudboon Bulshada Sh.C/Naasir Xaji Axmed.‏‏[Daawo Video-ga]
(April 10, 2016)
Laascaanood:-Iyadoo lagu gudo jiro abaarihii ugu darna ee soo mara waqooyiga iyo Koonfurta dalka Soomaaliya ahna abaaro ba'an oo baabi;iyey dad iyo duunyo ayna socoto qaylo dhaan ballaadhan oo lagu co
Madaxwaynaha dowladda Federaalka oo si rasmi ah u furay shirka looga hadlayo doorashooyinka
(April 10, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh.Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedya
Soomaali ma colbaa mise waa saaxiib? (Qeybta 1aad).W/Q Sheekh Axmed Cabdisamad
(April 10, 2016)
Ma xiriir colaadeed baa ka dhexeeya, mise xiriir dhexdhexaadnimo, mise xiriir saaxiibtinimo mise xiriir nooc kale ah?. Bal aynu eegno kitaabka soomaalida distuurka u ah waxa ku qoran iyo xiriirada muu
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Jabuuti
(April 10, 2016)
[nggallery id=1536]