Taliska Booliska Gobalka Bari oo Gacanta Ku Dhigay Rag Khamri galin lahaa Boosaaso (Masawiro)
(April 19, 2016)
Boosaaso:-Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan  ilaalada Kontaroolka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa waxay gacanta ku dhigeen rag si dhuumaaleysi rabay in ay ku galiyaan Khamri gaara
Wasiirka G/dhiga DFS oo Addis Ababa uga qeyb galay Shirka Amaanka Munich (Masawiro)
(April 19, 2016)
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga qeyb galay Shirka Amaanka Munich (MSC) oo wadajir u soo qaban-qaabiyeen da
Mu’ tamarkii 9aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland 4-8 Bisha May (Daawo)
(April 19, 2016)
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigiisa in la qaban doono Mutamarkii sanadlaha ahaa. Ka soo qeybgal wacan. Mutamarka ayaa waxaa ka soo qeyb ga
Nadwadii 14-aad oo gashay habeenkii 6aad Masjidka Al-Rowda ee Boosaaso Live Maqal yo Muuqaal [Dhamaad]
(April 19, 2016)
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii 14-aad ayaa gashay caawa Habeenkii Lixaad Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso ee xarun gobalka Bari . Nadwadan oo ahayd mid laga socday gudaha dalka iyo dibadiisa ayaa
Nadwo cilmiyeedii 14aad ee ka socota Masjidka Alrowd oo gashay xalay habeenkii 5aad.[Video/Masawiro]
(April 19, 2016)
Bosaaso: Waxaa habeenkii 5aad gashay Nadwo cilmiyeedii 14aad ee ka socota Masjidka Alrowda ee Magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari  waxaana xalay  labo muxaadaro oo Aad u qiimi badan Soo Jeedsh
Ra’iisul wasaaraha DFS “Fursado badan ayaa ka jira dalka, dhalinyaradu waa in aysan naftooda ku halligin badaha.”
(April 19, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyey geerida dad tahriibayaal Soomaali ah oo ku geeriyooday Badda Meditarrean-
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng.Camey oo la kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay.[Masawiro]
(April 19, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 19-April-2016 qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafti uu hoggaamin