Gudiga Samafalka iyo Abaaraha ee gobolka Sool oo 600 oo qoys deeq gaadhsiiyey.[Video/Masawiro]
(April 1, 2016)
Laascaanood:-Waxaa Gudiga Samafalka iyo Abaaraha ee gobolka Sool ay saaka gaadhsiiyeen ilaa 600 oo qoys deeq ay bixisay Dawlada isu taga Emirate .Deeqdan oo loogu talagalay 1900 qoys , ayaa waxaa maga
Wafdi uu hogaaminayo Michael Keating oo la filayo in uu soo gaaro Garoowe
(April 1, 2016)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaoowe ayaa sheegay in la filayo in uu soo gaaro Garoowe wafdi uu hogaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael
Laascaanood oo laga Tukaday Salaaad Roob Doon ah.[Masawiro/Video]
(April 1, 2016)
Laascaanood:-Waxaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool maanta laga Tukaday Salaada Roob doonta , waxaan salaaada lagu tukaday Saddex garoon oo ku kala yaalla Koonfurta , Waqooyiga iyo Galbee