Roobabka Gu’ga oo ka curtay Deegaanada Sool,Sanaag iyo Cayn.[Daawo]
(April 11, 2016)
Laascaanood:-Guud ahaan dhulka Soomaalida intiisa badan oo bilihii u danbeeyey la ildarnaa abaaro aad u xooggan oo degaanada qaar ah sidda Gobalka Awdal oo sababtay dhimashada tiro dad ah, ayaa iminka
Madaxweynaha DFS oo furey kalfadhigii ugu danbeeyey ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya
(April 11, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay Kalfadhigii 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Warbixin Amniga Magaalada Gaalkacyo ku saabsan oo PLTV ka diyaariyey.[Daawo Video]
(April 11, 2016)
Gaalkacyo:-Waa warbixin Amniga Magaalada Gaalkacyo ku saabsan oo PLTV ka diyaariyey isagoo wariyuhu booqday goobaha kale duwan oo ku yaal Suuqa weyn ee Gaalkacyo iyo weliba goobo kale oo ganacsi iyado
Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho.
(April 11, 2016)
Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay Iridka hore ee Maqaaxida la yiraado Al-hindi oo u dhaw Hotelka Maleyka  waxaana qaraxa uu uu geystay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac. Afhayeenka Maamulka go
Xasan Xanafi Xaaji oo saaka lagu toogtay Fagaaraha School Polizio
(April 11, 2016)
Muqdisho:-Waxaa saaka lagu toogtay magaalada Muqdsho Xasan Xanafi Xaaji C/salaan oo lagu eedeeyey in uu shirqool ku dilay wariyaal badan oo ka howlgali jiray magaalada Muqdisho waxaana lagu toogtay Fa