Madaxweynaha: ‘’Waxaa naga go’an fulinta qodobada muhiimka ah ee ku xusan war-murtiyeedka madasha’’
(April 12, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada oo magaalada
Sh Dr Cali Maxamed Saalax oo kulan la qaatay Sh C/raxmaan Al-Sudeysi Imaamka Xaramka (Daawo).
(April 12, 2016)
Mecca:-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Imaamka Masjidka Al-Tawfiiq ee dalka Norway ayaa waxaa uu kulan la qaatay Imaamka xarmka Sheekh Dr C/raxmaan Al-Sudeysi kaas oo si weyn u soo dhaweeyey Culumo iyo
Madaxweyne Gaas oo ka qayb galay munaasabad lagu xusayey 56-sanno guuradii ka soo wareegtey aasaaskii ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.[Masawro]
(April 12, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 12-April-2016-ka waxaa uu xarunta Wasaaradda Gaashaan dhigga Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho kaga qayb galay munaas
Radio Halgan oo Live u tabin doona Nadwo Cilmiyeed ka bilaaban doonta Boosaaso (Dhageyso Radio Halgan Live)
(April 12, 2016)
Boosaaso:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee ku nool dunida dacaladeeda in ay ka bilaaban doonto magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Nadwo cilmiyeed cinwaan looga dhigay (أل
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo shirjaraa,id ku qabtay Garoowe.[Dhageyso]
(April 12, 2016)
Garoowe:-Wasiirka Amniga Dawladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana uu soo bandhigay qaabka loo sugayo amaanka deegaa
War-murtiyeed laga soo saaray shirkii wadatashiga Qaranka ee hogaamiyaasha Soomaalida
(April 12, 2016)
Muqdisho:-Shirka madashad wadatashiga Qaranka ee hogaamiyaasha Soomaalida e ka socda magaalada Muqdsho ayaa la soo afmeeray saaka waxaan ka soo baxay warmurtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen madax