Machadka Caafimaadka ee Sool oo adeeg caafimaad u fidiyey 650 qof oo ku nool deegaanka Ballihadhac.[Masawiro]
(April 6, 2016)
Laascaanood:-Machadka Sare ee Tababarka Caafimaadka ee Sool Institute ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa gaadhsiiyey adeegyo caafimaad oo qaar ka mid ah deegaanada ay abaaruhu saame
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo sagootiyey waftigii uu hoggaaminayey Ra’iisul-wasaaraha DFS.[Masawiro]
(April 6, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawaladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 6-April-2016 kusii sagootiyey garoonka diyaaradaha ee Kanoonoko  ee duleedka Caasimadda Puntland ee Garoowe Ra’iisu
Maamulka Khaatumo State oo si adag u diiday Heshiiska DFS iyo Puntland (Daawo)
(April 6, 2016)
Buuhoodle:-Maamulka Khaatumo State ayaa si adag u diiday heshiiska DFS iyo kuwa Puntland kaas oo lagu saxiixay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Maamulka Khaatumo State ayaa sheegay inay xirir
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Aadan Yabaal (Dhageyso)
(April 6, 2016)
Ciidamada DFS iyo kuwa Itoobiya ayaa galabta waxaa ay si nabada ah kula wareegeen gacan ku heynta degmada Adan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe ka dib markii kooxda Al-Shabaab ay ka baxeen . Ciid
Ra’iisul Wasaare Cumar oo la hadlay Ardeyda Jaamacadda Bariga Afrika ee Garowe.[Masawiro]
(April 6, 2016)
Garowe, April 6, 2016—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi rashid Cali Sharmaarke, ayaa la kulmay Ardeyda wax ka barata Jaamacadda Bariga Afrika qeybteed