Wasiirkii hore ee waxbarshada Puntland Dr Cali Xaaji oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Somalicabel.[Daawo]
(April 28, 2016)
Nairobi:-Waa waraysi gaar ah oo Tv-ga Somali cabel uu la yeeshay wasiirkii hore ee waxbarshada ee dowladda Puntland Dr Cali Xaaji Warsame waxaan wax laga wiidiiyey arrimo badan oo ku saabsan arrimaha
Warbixin Shirka Midowga Maraakista Ee dalka Denmark MMSD (Masawiro-Video)
(April 28, 2016)
Odense:-Waxaa Magaalada Odense Caasimada 3aad ee Wadan Danmark  ka dhacay Taariikhdu Markay ahayd 23-04-2016 Shirweyne  ay isigu yimaadeen 9 Markaz oo ka mid ah Maraakista ka dhisan wadanka Danmark.
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Heshiis Taariikhi ah la saxiixday Maalqabeen u dhashay Dalka Sucuudiga.[Masawiro]
(April 28, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo maalmahan hawlo shaqo oo muhim ah u joogey magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Dalka Sucuudi Carabiya ayaa maanta 28-April-2016 h
Dad loo qabtay weerarkii lagu qaaday xalay guriga Xildhibaan Dhaayow
(April 28, 2016)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan DFS ay gacanta ku dhigeen nin aad loogu tuhmayo inuu ka mid ahaa koox weerar ku qaaday habeen hore guri uu Muqd
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS Dr.Abdisalaan Omar Hadliye oo dhigiisa UAE la kulmey.[Masawiro]
(April 28, 2016)
Dr.Abdisalaan Omar  Hadliye Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Dhiiri gelinta Maalgashiga ee  Jamhuuriyadda  Fedralka Soomaliya oo booqsho ku joogey Maalmahan  wadanka Isutagga imaaraadka carabta   Ay
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo laga sugayo Boosaaso
(April 28, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdiga uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga dalka Sacuudiga ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay soo gaaraan magaaada Bo