Tv-ga Skynews oo warbixin ka diyaariyey dagaalka u dhexeeya ciidanka Puntland Al-shabaab/Daacish [Video]
(April 29, 2016)
Boosaaso:-Ciidamadda Difaaca dowladda Puntland (PDF) ayaa la wareegay hoy uu deganaa Cabduqaadir Muumin sidda uu sheegay wariye Alex Crawford oo u shaqeeya Sky News oo dhawaan socdaal ku tegay magaala
Sh Salmaan Al-Cowda oo socdaal Dacwo ku yimid magaalada Malmö ee dalka Sweden
(April 29, 2016)
Malmo:-Sheekh Salmaan Bin Fahad Al-Cowada oo ka mid ah culumada dalka Sacuudiga siweyna looga yaqaan dunida Islaamka ayaa waxaa uu socdaal dacwo ku yimid magaalada madaxada 3aad ee dalka Sweden ee mag
Siiradii Nabigeenii Maxamed صلى الله عليه وسلم oo kooban Sh Maxamud Shibli (Daawo)
(April 29, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Siiradii Nabiga صلى الله عليه وسلم oo kooban waxaana si fiican u sharxaya Sheekh Maxamuud Shible waxaana ay ka kooban tahay 8xalqo. Daawo Siirad
Su aalo & Jawaabo | xalqadii 8aad |Sh.Maxamed Cabdi Umal.[Daawo Video]
(April 29, 2016)
Nairobi:-Sh.Umal ayaa toddobaadkii siddeedaad waxa uu masaajidka Abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka wadaa barnaamij uu uga jawaabayo su’aalaha ay dadweynaha soo weydiiyeen. Barnaamijkan
Jaaliyada Beesha Khaalid oo ka bilowday iskuulka magaalada Sooljoogto oo ah mashriic Horumarineed‏[Video/Masawiro]
(April 29, 2016)
Laascaanood:-Jaaliyada Beesha Khaalid ayaa ka bilowday iskuulka magaalada Sooljoogto mashruuc isugu jira qolal iyo dhisme barkad biyood taasi oo ay baahi wayn u qabeen ardayda iyo macalimiinta iskuulk