Live Maqal iyo Muuqaal Muxaadaro Sh Salmaa Cowda uu ka jeedinayo Masjidka Salsabiil ee dalka Swedan.[Dhamaad]
(April 30, 2016)
Malmo:-Waxaa si live ah uga socda masjidka Salsabiil ee ku yaal magaalada malmo ee dalka Swedan muxaadaro uu jeedinayo Sh Salmaan Cowda oo ka mid ah culimada caanka ka ah dunida Islaamka. Halgan.net a
Ra’iisul wasaaraha DFS oo horgeeyey Baarlamaanka Qorshaha Guud ee Hannaanka Doorashada
(April 30, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta u gudbiyey Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Hannaanka guud ee Geed
Madaxweynaha Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed oo gaaray Addis-ababa
(April 30, 2016)
Addis-Ababa:-Madaxweynaha maamul-goboleedka Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wafdi uu horkacayo  ayaa gaaray galabta  magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Madaxweynaha maamul-
Madaxweynaha Puntland oo maanta Boosaaso dib ugu soo laabtay (Masawiro)
(April 30, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ugu maqnaa waddamada  Ethiopia iyo Sucuudi Carabiya ayaa maanta 30-April-2016 dalka dib ugu soo laabtay waxaana