Siyaasi Dr Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay heshiiska DFS iyo Puntland (Dhageyso)
(April 3, 2016)
Garoowe:-Siyaasi Dr Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta ugu caansan deegaanada Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay heshiiska ay wada saxiixdeen DFS iyo Puntland wuxuuna si adag uga h
Heshiiska ay kala saxiixdeen Puntland & Dowladda Federaalka Soomaaliya.[Masawiro/Akhriso]
(April 3, 2016)
Garoowe:-Waxaa caawa lagu saxiixay xarunta Madaxtooyada ee magaalada Garoowe heshiis ay wada gaareen wafdi uu hogaaminayey Ra'iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sha
Hoobiyaal lagu weeraray Villa Soomaaliya oo ku dhacay Degmada Wardhiigley
(April 3, 2016)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in tiro hoobiyaal ah oo aan la ogeyn halka laga soo tuuray kuwaas ku soo dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyo qeybo ka mid ah Degma
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Puntland ku bogaadiyay oggolaanshaha qaabka doorasho ee 2016
(April 3, 2016)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu bogaadinayaa dadaalka dheer ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid S
Wufuud ka socota beesha Caalamka oo gaaray magaalada Garoowe
(April 3, 2016)
Garoowe:-Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in wufuud tiro badan oo ka socda beesha caalamka ay saaka gaareen Garowe  waxaana garoonka diyaaradaha ku soo