Nadwo cilmiyeedkii 14-aad oo ka bilaabtay caawa Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso.[Video/Masawiro]
(April 14, 2016)
Boosaaso:-Waxaa caawa oo jimco ah ka bilaabatay magaalada boosaso ee xarunta gobolka bari gaar ahaan masjidka alrowda  nadwadii sanadlaha ahayd taasoo sanad walba la qaban jiray xilligan oo kale, nad
Guddiga Culumadda ee Gurmadka Abaaraha Puntland oo soo Bandhigay Deeqo Lacageed oo soo gaaray.[Masawiro]
(April 14, 2016)
Boosaaso:-Guddiga Culumadda ee gurmadka abaaraha puntland ayaa ka warbixiyay deeq lacageed oo guddiga ka soo gaartay oo dad soomaaliyeed oo ku nool dalka gudihiisa iyo dibadiisa ay ugu deeqeen qoysask
Qodobo laga soo saaray shirkii Golaha Wasiirada Puntland
(April 14, 2016)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumada Puntland oo uu shir guddoominayey Madoxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Amaanka, Shirkii Madasha Wadat
Maqal iyo Muuqaal u Daawo Live Nadwo diini ah oo caawa ka bilaabatay Masjidka Al-Rowada ee Boosaaso(Dhamaad)
(April 14, 2016)
Boosaaso:-Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan umada Soomaaliyeed iyo Akhristayaasha Halgan.net in caawa nadwada ka bilaabaneysa masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso si maqal iyo muuqaal ah looga ta